HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
4097
Kristin Davis oo la Ooysay Xaalada Qaxootiga Soomaalida Dhadhaab [Daawo]
Maleeloow - 2011-07-14 02:49:48 Ilaahoow Umada Soomaliyed ee dhibateysan u gargaar , bal kawaran Gaaladii aa oynayaan oo calool jilceen oo gargaaraya nin muslim sheeganayana waasoo dhacayaa oo uu soo barakicinayaa
A.ghani - 2011-07-14 03:52:13 Waa wax aad loola yaabo in madaxdii soomaliyeedna ay jeebka lacag ka buuxsadaan Gabdhihii reer galbeedka ee filimada jilaana ay maalin walba ka ooyaan xaalada adag ee dadka soomaaliyeed haysta
nabad jecel1 - 2011-07-14 07:07:46 asc walaalayaa ma i aamineysan markii aan arko dadkaan dhibaateysan walaahi baan ku dhartay waan oo yaa maxaa jeelay idinku waxaa laga yaaba in aad calool adagtahiin lakiin anigawalaahi waxaan ahay dadka aaka u calool jilcan adane ku fekerin marna dadkaan waa uun soomaali,dadkaan waxaay illa mid yahiin walidkeey oo bahan camal sida aan ula ooyo ee yaa rabi dhibku waa itaxam ee umada u gargaan ,aaaaaammmmmmiiiiiiiin
wadani1 - 2011-07-14 10:49:42 mr nabad jecel waad ku mahadtahay sidaa aad dadkada ugu xalool xumaneeyso anagane waan kula qabnaa dadkan islanimada sheganaayo ooo umada dhibka ugu soo cararay somaliya jidka ugaalo illaheey haka qabto, umada somaliyeeed wax umaqan malaha illaheey mooye. yaarabi. illaheey dhibka haka dulqaado umadan dhibateeysan .-
king - 2011-07-14 15:22:19 Runtii waa wax laga naxo ,Ilaah haka dulqaado dhibka anagana meel walbo aan joogno aan wax isugu darno .hadal wax ma taraayo ee dhab ayaa la rabaa no lipservice .by king linköping
mayaa - 2011-07-14 16:32:53 ilaahaw ugar gar u madaan wiixii san u galayna ilahaw naga qabo anagii baan oynay walahi ilaaahaw naxriintadan ku waydisanay yaa allah yaa allaaaah
gabar - 2011-07-14 17:23:39 ilaahay baanu ka baryayna inuu soomaalida qaxootinimada ka saaro dalkeena hooyo nabad noo noqdo insha allaah runtii waa wax aga naxo soomaalida dhibaataysan
daadax - 2011-07-14 19:00:58 walhi aakhiro xisaab aa taalo....dadna waxey cunaan ayay la' yihiin ..dadka madax da u ah .gaari nooca ugu danbeeyo ayay ku socdaan......
Mahad yare 888 - 2011-07-15 06:48:17 Acw salaan kadib allow inuu gargaar allow inoo maciin anagi ayaa is dhaceyno oo waliba baahan ??{?????? ? ??????? ??????}?? waa arin xanuun badan soomaali sidaan kuma fiyooba ee ilaah ha caafiyo
suldaan siciid - 2011-07-15 13:51:03 kkkkkkkkkkkkkkkkk sxb waan ka xumahay somali iyadaa meesha is dhigtay cristian devis way mahad san tahay yay waxba noo ooyin uma baah nin inagaa qaladkayaga saxanayna
shaakir - 2011-07-16 17:50:08 OMG, I cried so much when i saw this video. somali ilaah hasoo celiyo.

Please! Login or Register